Hormar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.


Hormar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Ka soo horrayn. 2. Horay u socosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hormar

ha | maaddi | maalgeli | qaamowqanshiir | afeef | dabakeen | dabakeen | dabakeen | deyraan | dhaafi |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg