Horyaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Madax; horfiiq. 2. Cidda koobka ciyaarta ku guulaysato. 3. (-llo, mdh.) Xakabadda ceelasha kan ugu weyn oo ugu hooseeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horyaal

afyaal | gufeys | horyaale | horyaalnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg