Hud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.


Hud

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Dhar dillaacsan tolid.


Dhude*

Afarta Xarig ee tidaca u ka koobanyahay  intaan laysku keenin qaybihiisa 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hud

dhud | dhud | dhudhuhlayn | dhudhuhlee | dhudhumi | dhudhumin | dhudhumis | dhudhun | dhudhunkutaagle | dhudhunsad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg