Ictiqaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Rumaysnaanta wax waxtarka uu leeyahay ama wax yeeladiisa.


Ictiqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Diin, mabda' iwm aaminid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ictiqaad

ictiqaadid | ictiqaadsan | ictiqaadsanaan | ictiqaadsanaansho | citiqaadsan | citiqaadsanaan | mooddo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg