Iibsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax la iibsaday noqosho.
Iibsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax la iibsaday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iibsan ↴
bacadle | dhiibsan | dhiibsan | dhiibsanaan | dhiibsanaansho | dhiidhiibsan | dhiidhiibsanaan | dhiidhiibsanaansho | iibsamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg