Iil

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-lal, m.l)

Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.


Iil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:

(iilay, iishay) Wax inyar weecin.


Dawliil*

Bidhaan fog


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Hiil*

Geed geed-gaabka kamida xoolu jecelyihiin oo guffe ahaan loo adeegsado, Geelu markuu daaqo caanihiisu waxay noqdaan qadhaadh. 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iil

ibitiiliyam | jaariile | kaadishiil | tafaasiil | xafiiltamid | xafiiltan | xafiiltan | xagli | xaliilad | yididdiilo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg