Ilbax

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

I. ah: qof aqoon iyo waayo-aragnimo u leh nolosha magaalada.

Ilbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Nolol magaalo aqoon iyo waayo-aragnimo u yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilbax

badow | ciilbax | dibusocod | filbax | filbax | galtimacruuf | ilbaxnimo | ilbaxsan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg