Illowse
Qaabnaxa: Xiriiriye | Conjunction Isrogrogga:Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga illowse ↴
laakiin | illayse |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg