Ilmee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)1. Ilmo iska keenid. 2. Beydad faal badin. 3. Caruurr iska dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilmee ↴
daado | ilgal | ilmayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg