Ilmo

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Dhallaan; caruur; ubad.


Ilmo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Dhibco biyo dhanaan ah oo qanjirrada indhaha ka yimaadda; ilin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilmo

taabasho | baabillooma | daaddihi | laamee | oohin | saanqaad | saanqaad | ugax | ugaxlay | ummul |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg