Ugax
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga: (-gxaan, m.dh)1. Shay kakoonsan, qolof adag oo ay dhasho nafleyda inta aan naasleyda ahayn, oo uu ku jiro abuurka ilmaha iyo nafaqadii korin lahayd; ukun. 2. Unug dheddig oo ka soo go'a ugxiyaha naasleyda dheddig oo marka uu bacrimiyo unugmaniga labi ilmo ka abuurmaan.
Ugax
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(ugxanno, m.dh) (baay.) Unug taran oo qaangadh ah oo laga helo xayawaanka dheddig, kaasi oo uu saaroo ugxansiduhu.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ugax ↴
yaaqil | ugaxlay | ugxaan | dhalmaddeyn | geesaas | godo | shimbir | xiniin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg