Indhal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho. 2. Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga indhal ↴
feygamuur | indhalaawe | minaaq | shindhalad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg