Irdhow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cararidda cabsi darteed lala cararo. ld irdhoobid.

Irdhow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Cabsi darteed la cararid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irdhow

irdhoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg