irdhoobid
(m.f.dh)eeg irdhow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh irdhoobid ↴
fiig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, gtay)
1. Neef qalo la cararid. 2. Irdhoobid.
irdhow [m.l]
Cararidda cabsi darteed lala cararo. ld irdhoobid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg