irfi
(m.dh) (-iyo/-iyaal, m.l/dh)

Bir dheer, dhulka jeexda oo harqoodka ku taal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh irfi

maalin firfircoone [m.l] (-ayaal, m.l/dh)
Waxaa lagu sharxa noolayaasha aad u firfircoon maalintii. Tus. “Noolayaashaasi cuntadooda waxay raadsadaan maalintii”.

cirfiid [m.l]
(caafaariid/-dyo, m.dh) Jin dhib badan. ld cifriid.

cirfiidad [m.dh]
Wiish silig koronto leh ku socda oo qararka iyo buuraha dhaadher la isaga tallaabo.

dhiirfin [m.l]
Nooc digirta ka mid ah, yaryar, oo cagaaran; salbuko.

dhirfi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.

dhirfid [m.f.dh]
eeg dhirif².

dhirfin [m.f.dh]
eeg dhirfi.

diirfin [m.l]
Nooc digirta ka mid ah, yaryar, oo cagaaran; salbuko.

firfir [m.l]
1. Burcad yaryar oo caanaha marka la lulo kor sabbeeya. 2. F. ah: caano la lulay oo firfir yeeshay. 3. Dhidid f. ah: dhidid kala googo'an oo oogada nafleyda ka yimaad. 4. ld fir¹.

firfir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Caano la lulay firfir yeelasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg