isdaafac
(m.l)Baadbaadinta qof naftiisa ka badbaadiya halis ku soo fool leh. ld isdifaac¹.
isdaafac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Dhibaato iska badbaadin. ld isdifaac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdaafac ↴
isdaafacid [m.f.dh]
eeg isdaafac². ld isdi-faacid.
isdifaac [m.l]
ld isdaafac¹.
isdifaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld isdaafac².
isdifaacid [m.dh]
ld isdaafacid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg