Isdhaafdhaaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Is waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kala duwan isu weydaartaan dhawr jeer.


Isdhaafdhaaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Laba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer isu weydaarasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isdhaafdhaaf

isdhaafdhaafid | isdhaafdhaafsan | isdhaafdhaafsanaan | isdhaafdhaafsanaansho | rigrigo | sagsaag |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg