isdhaafdhaafsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax isdhaafdhaafay ahaansho (cid).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdhaafdhaafsan ↴
isdhaafdhaafsanaan [m.f.dh]
eeg isdhaaf-dhaafsan. ld isdhaafdhaafsanaansho.
isdhaafdhaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld isdhaaf-dhaafsanaan.
rigrigo [m.dh]
1. ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo. 2. Dagaal weyn oo lagu hoobtay.
sagsaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Hawl iwm ka maqnaansho. 2. Hawl si xun u qabasho. 3. Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg