Isku-aad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad¹.
Isku-aad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Laba walxood iwm isku abbaarmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isku-aad ↴
isku-aaddan | isku-aaddanaan | isku-aaddanaansho | isku-aaddi | isku-aaddin | isku-aadid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg