Isku-dubbarid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Agaasimidda si wanaag-san loo agaasimo hawl.

Isku-dubbarid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cid hawl si wanaagsan u agaasimid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isku-dubbarid

dhismo | isku-dubbaridid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg