Isle'eg
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)(xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed, taas oo, labada tibaxood la isugu xiro astaanta isle'ekaanshaha (=), sida y = 3x, (x + y)2 = x2 + 2xy + y2.
Isle'eg
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-ekaa, -ekayd)Isku jin ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'eg ↴
laace | xaglo-talantaali | afargees | aragti-haraa | buq | caanomaallo-isle'eg | darajo | dhulbar | doro | ekaysii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg