Isle'eg-toosan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)(xis.) Isle'eg jibbaarka ugu sarreeya ee tibxaha doorsoomeyasha ah uu yahay darajada kowaad. Sansaanka guud ee isle'eg toosan waa ax + = 0, taas oo, a iyo c ay yihiin madoorsoomayaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'eg-toosan ↴
isle'eg-toosan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg