Isle'egta-socodka
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Mid ka mid ah afarta isle'egood loona adeegsado walxaha xariiq toosan ku maraaya karaar madoorsoome ah (a), isle'egyaadan oo fogaanta la jaray (s) ku xidhiishinaayo amminta ay qaadatay (t).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'egta-socodka ↴
isle'egta-socodka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg