Istaahil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fal u dhigma xumaan ama wanaag la gaystey. 2. ld istaahilid.

Istaahil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Qof wanaag ama xumaan geystey fal u qalma ku abaal marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga istaahil

baga | galabso | istaahilid | mudo | muteyso | qalan | qalan | quur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg