Jaahil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-liin/-llo, m.dh)1. Qof aan wax akhrin, waxna qorin. 2. kas-gaab kas-gaab
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaahil ↴
jaahilbixi | jaahilbixin | jaahiliyad | jaahilnimo | aqoondarnaan | cawaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg