Jab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah. 2. Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca. 3. Fal natiijo xumi ka soo baxdo.

Jab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

(daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.

Jab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax dillaacid ama kala go'id. 2. Col iwm guuldarro la kulmid. 3. Geed, dhismo iwm dumid. 4. Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.

Il jabis*

Iljebis


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jab

aalad-kabniin | yabaq | yabaq | gaajabbeel | gaajabbeel | gaajabbeelid | jabad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg