Jalbeeb
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hoosgalbeed.
Jalbeeb
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Sheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalbeeb ↴
jalbeebad | jalbeebasho | jalbeebi | jalbeebin | jalbeebo | jalbeebsad | jalbeebsasho | jalbeebsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg