Jaynaf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno.


Jaynaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Jir dad qabow awgiis qolof yeelasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaynaf

gannad | jaynafid | jaynafnimo | jaynafsan | jaynafsanaan | jaynafsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg