Jeelbixi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Jeel ka bi'in. 2. Xoolo dhanaan ku filan siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jeelbixi

jeelbax | jeelbixid | jeelbixin | jeelgoo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg