jeexmid
(m.f.dh)

eeg jeexan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeexmid

dillaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Wax jeexmid, qarxid. 2. Ciid, dagaal, iwm bilaabasho. 3. Wax beryid.

xubin dhac [m.l] (-bno ..., m.l)
(daaw.) Xubin ama sooh oo hoos uga dhaqaaqa meeshiisii caadiga ahayd, badanaa waxa keena sooha taageera oo dabca. Rimmaydhac iyo siil-dhac waxa keena, inta badan, jiidid iyo jeexmid ku dhaca sooha taageerada xilliga dhalmada.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg