Dillaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Meesha bannaan ee u dhaxaysa wax is haystay oo in yar kala fuqay.

Dillaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Wax jeexmid, qarxid. 2. Ciid, dagaal, iwm bilaabasho. 3. Wax beryid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dillaac

waabari | waabariisii | jaaw | jaawqarrer | jab | jab | nabar | raafdillaac | ugxandhalid | uurjiif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg