jibaaxid
(m.f.dh)eeg jibaax². ld jibaax¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jibaaxid ↴
dardar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.
jibaax [m.l]
1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
taraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg