Jibbaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.


Jibbaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.


Jibbaar

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(xis.) Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jibbaar

aadimo | caadinnimo | celcelis-joometeri | darajo | fansaar-jibbaar | isle'eg-saabley | isle'eg-saddexjibbaar | isle'eg-toosan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg