Jidbo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jidbo ↴
xamaasad | beeba | burur | burur | jadbo | jadboo | jalbo | jalboo | jalbood | jibbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg