jidboo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)(dii.) Jidbo dareemid. ld jadboo, jalboo, jibboo, jilboo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jidboo ↴
beeba [m.l]
Ciyaar lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka webiyada, gaar ahaan magaalo-xeebeedyada koonfureed (Xamar, Marka iyo Kismaayo).
burur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood. 2. ld burbur².
jadboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld jidboo.
jalboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld jidboo.
jalbood [m.l]
ld jidbood.
jibboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld jidboo.
jibbood [m.l]
ld jidbood.
jidbood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jidboo. ld jadbood, jalbood, jibbood, jilbood.
jilboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld jidboo.