jiidid
(m.f.dh)

eeg jiid. ld jiidis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiidid

faago [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. (f.g) Dibi jixinaya raaf dhul ku jiidid. 2. (f.g) Dhul hoos u qodid. 3. (f.mg) Ka f.: in yar ka fogaasho.

baaci [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (iyay, -isay)
1. (f.g) Wax baac ku cabbirid. 2. (f.g) Wadaan ceel ku jirta ayadoo gacmaha la geynayo madaxa ka kor dawliska jiidid. 3. (f.mg) U b.: gacan, ul iwm ayadoo cid lagu cabsi gelinayo u taagid.

oodjiidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodjiid².

saamajiidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saamajiid.

tafajiidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafajiid². ld tafajiid¹.

bakhtijiidid [m.dh]
ld baqtijiidid.

baqtijiidid [m.f.dh]
eeg baqtijiid². ld bakhtijiidid, bakhtijiidis, baqtijiidis.

caarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Badda si xoog leh wax uga soo jiidid.

cagajiidid [m.f.dh]
eeg cagajiid². ld cagajiid¹ (3), ciddijiidid.

ciddijiidid [m.dh]
ld cagajiidid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg