Jiiq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(jiiq, m.dh) (bot.) Geed ka mid ah dhirta dhaadheer ee qodaxda leh oo ka baxa webiga agagaarkiisa oo gumarka u eg.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiiq

ibajiiqo | jiiqjiiqle | jiiqo | jiiqsad | jiiqsasho | jiiqsi | jiiqso | quulle |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg