Jiitin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-imo, m.l)1. Xarriiq meel ku taal. 2. Ood weyn oo xeryaha xoolaha iridkooda lagu gooyo; ood-afo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiitin ↴
daliigtin | dhacan | diillin | miin | xarriiq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg