Jilic
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -lci)1. Wax aan adkayn noqosho. 2. Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhimay noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilic ↴
aag | baabbul | haadahaade | xaad | idan | idiin | kaaliyam | kaalsiyam | laabo | laama |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg