Laama

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.

Laamadood*

Lulmo hurda yar oo aan badnayn inyar seexasho


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Ereygan waa uu ku jiraa qaamuuska, qoraalkiisa ayaa qaldan. \"laammadood\" ayuu u qormaa uguna jiraa qaamnuuska mahadsanid. 

Macne Dheeraad ah

Waa "laamaddood" ee raali ahaada. 

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laama

laamaddoo | laamaddood | laamalloodshe | laamallooye | laamayn | laangooyo | qaal | qaalaamarogad | qaalaamarrogasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg