jimci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Si naxariis iyo turaal leh qof jirka ugu duugduugid. 2. Harag jilcin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimci

ergey [m.l] (-go, m.dh)
1. Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya. 2. Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa. Tus. “Saalax waa ergeyga soomaaliya u jooga jimciyadda quruumaha ka dhexeysa”.

jimcin [m.f.dh]
eeg jimci.

juc [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Faro jimcid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg