Jirjir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Dhabarka dadka iyo nafleya kale. 2. Labada dhinac ee feeraleyda midkood. 3. Mindi iwm dhinaca wax gooya, ma ahee dhinaca kale. 4. Webi, beer iwm gawgoo-da.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jirjir

farajirjir | geeldhugeeye | jirjirree | jirjirreyn | jirjirroole | roor |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg