Joog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin. 2. (-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo. 3. ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.
Joog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
Joog
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Meel ku nagaan. 2. Jirid; noolaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joog ↴
aadimo | gaaban | xaadir | xaadiri | baadicarar | caad | caado | caafimaad-beeleed | eeg | gaahi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg