Xaadiri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magacyadooda yeerin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaadiri

xaadirid | xaadirin | xaadiris | xaadirsan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg