Joogtee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-teeyay, -teysay)Fal si joogto ah u qabasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga joogtee ↴
dabaaljoogtee | dabbaaljoogtee | hooromoon | joogteyn | korjoogtee | xuub-balaasmeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg