Jug

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan. 2. (sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda. 3. J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jug

nabar | ooddin | barijugle | barijuglee | barijugley | barijugleyn | bow | cagajugle | cagajuglee | cagajugleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg