Juul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

(xis.) Summad J. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee hawsha iyo tamarta, waxana uu le'egyahay hawsha la qabtay, marka xoog hal niyuutan (n) ah dhaqaajiyo walax fogaan (s) hal mitir ah. Waxa loogu magac daray aqoonyankii (1818-18 89) ee Jaymis Biriskot Juul.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga juul

kaalori | waat | eerg | kulqaad | kulqaad-gaar | luuliyo | tamar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg