Kaah

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan.

Kaah

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)

If muuqasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaah

naa | kaaha-altaratyolet | kaahfalid | kaahi | kaahid | kaahin | kaahin | kaahin-birlabdanabeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg