Kabay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)1. Kabjad. 2. Qalab nafley jabtay lagu kabo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabay ↴
kaban | kabayn | karkabayn | nadooc |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg