Kadeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhibaato; jirrab.
Kadeed
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day,-dday)Wax aad u dhibid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadeed ↴
xakaar | caddib | ismaalaakadeed | ismaalaakadeed | ismaalaakadeedid | kadeedan | kadeedan | kadeedid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg